Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo laga helay cudurka COVID-19

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Seylici ayaa xaqiijiyay inuu haleelay cudurka COVID-19 isla markaana uu saddexdii cisho ee la soo dhaafay la tacaalayay cudurka. Qoraal uu bartiisa twiitter-ka soo dhigay ayuu ku sheegay in cudurku ku dhacay isagoo ku booriyay dadka inay ay raacaan tilmaamaha wasaaradda caafimaadka isla markaana ay isaga iyo inta kale … Continue reading Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo laga helay cudurka COVID-19